Faadumo Abuukar oo maalin kahor arooskeeda geeri naxtin leh ku timid

Gabar yar oo isku diyaarineysay in ay guursato ayaa maalin kahor xaflada maherkeeda waxaa ku yimid geeri lama filaan iyo natin leh, waxaana dhacdadan ka ilmeesiisay dad badan oo ehel iyo asxaab la ahaa gabadhan. Faadumo Abuukar oo 16-sabo jir aheyd kuna nooleyd magaalada Danbatta, ee Waqooyiga dalka Nageria, ayaa geeriyootay maalin kahor arookeeda, kadib … Continue reading Faadumo Abuukar oo maalin kahor arooskeeda geeri naxtin leh ku timid